Cover Image of Download Murtida Abwaanka  APK

5/5 - 234 votes

ID: som.example.murtida_abwaanka

  • Author:

  • Version:

    Varies with device

  • Update on:

Download APK now
How to install APKs bundle(.zip)

The description of Murtida Abwaanka


Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.
Anaguna, arrimahaa is biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka mid ah suugaantaasi.
Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu way badan tahay, mana ku soo koobmi karto hal dhigane iyo laba toona, se waxaan rajaynaynaa in ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa’iidaysan karo qormadana waxaa ka mid ah:
- In sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar qoran iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu dhex addeegsan karo.
- In dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, goor kasta.
- In lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, Iwm...

“Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda …”
Show more
  • Category

    Books
  • Get it on:

    Go Google Play som.example.murtida_abwaanka
  • Requirements:

    Android Varies with device+

Murtida Abwaanka Varies with device APK for Android Varies with device+

Version Varies with device for Android Varies with device+
Update on 2022-09-03
Installs 100.000++
File size 13.126.417 bytes
Permissions view permissions
What's new Waxaanu kusoo kordhinay:
Muuqaalka guud oo aanu wax-ka-badal ku sameynay, ads-na waanu kusoo darnay...

Versions history:

Show more
Hit APK
Show more